Raisul Wasaaraha dalka oo Baydhabo kula kulmay talisyada XDS & AMISOM (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay taliyeyaasha iyo saraakiisha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Taliyeyaasha Ciidanka AMISOM ee ku sugan Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaare Rooble oo uu wehliyay madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa taliyeyaasha kala hadlay guud ahaan … Continue reading Raisul Wasaaraha dalka oo Baydhabo kula kulmay talisyada XDS & AMISOM (Sawirro)